Dhageyso: Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo si kulul u weeraray siyaasada Madaxweyne Xasan Sheekh

0
188

Cali Khaliif Galeyr oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iminkana ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay in Dowladaha Uk,iyo USA ay ogaadeen in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Al-Shabaab ay gacan saar ka wada leeyihiin arimaha Jubbooyinka.
Cali Khaliif Galeyr,wuxuu sheegay in rag ka tirsan Dowladda Soomaalida iyo Al-Shabaab ay xogaha dhanka taleefoonka isku dhaafsadaan.

Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay dalka Mareykanka ayuu sheegay in si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya oo uusan arkin wafdi Soomaali oo sidaasi oo kale loosoo dhaweeyay.

CALI-KHALIIF1

Idale News Online