Daawo: Qaraxyada lala beegsado ciidamada AMISON Agagaarka Dalcada ee Xaafada Calanley ee gudaha magaalada Kismaayo oo soo badanaaya

0
231

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax lala eegtay ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Kismaayo uu geystay dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxaas ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay  miinada dhulka lagu aaso , waxayna wax ka soo gaareen dad rayid ah.

qaraxAmisonKismaayo

Idale News Online, Kismaayo, Somalia