Shidaal baaxadiisa lagu qiyaasay 16 milyan barrels ayaa laga helay deegaanka Modaagaashe oo hoostaga Garissa County.Shirkad laga leeyahay dalka Canada ayaa shaaca ka qaaday in shidaallka laga helay deegaanka Modaagaashe uu yahay kii ugu badnaa ee laga helo guud ahaan dalka Kenya.
Magaalada Modoogaashe ayaa waxay ku taalaa xadka kala qeybita gobolka waqooyi Bari Kenya iyo gobolka Bariga Kenya.Warbixin arintan ku saabsan hoos ka daawo