Dhageyso: Xagee marayaa shirka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ee Baydhabo ka socda

0
223

Masuuliyiinta maamulka shirka Koonfur Galbeed  ayaa ka hadlay Halka ay marayaan Dhisida Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya oo ka kooban 6 Gobal Waxaana Malaaqyada Digil iyo Mirifle ay yihiin kuwo Dadaal ugu Jira Sidii ay Mar uun u samayn lahayeen Maamulka Koonfur galbeed soomaliya iyadoo Magaalada ay ku suganyihiin Ergooyin ka kala Yimid Gudaha Gobalada.

Dhageyso Xagee maraayaa shirka maamulka KG oo hadda Baydhabo ka socda [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/11/shirkabaydhabo.mp3]

hoolka-shirka-baarlamaanka

Gudoomiye ku Xigeenka Gobalka Baay Shiine Macalin Nuur ayaa ka waramay Halka uu marayo dhismaha Maamulkaas iyo Dadaalada ay ugu Jiraan sidii ay u dhisi lahayeen Maamulkaas.