Trending Now
WARARKA MAANATA
ENGLISH IN NEWS



Cafimaadka
Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo
Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...
Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah
Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...
BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister
Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...
Cambaarta
Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...
Sport news
Dhageyso:Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Ka furey Magaalada Baydhabo Shir Looga Hadlaayo Hiigsiga 2016
Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa maanta ka Furey Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, shir looga hadlaayo Hiigsiga Soomaaliya Ee...
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe
Iyadoo Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Xasan Sheekh Maxamuud, ay ku eedeeyeen Dowladda Federalka Somaliya inay dedejinayso dhismaha Maamulka loo sameynaayo Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe,...
Dhageyso: Khudbada Musharax Xildhibaan Cali Xasan Cismaan Oo U Tartamaya Gudoonka Baarlamanka KGS
Baydhabo(INO) Shalay waxaan daawanay ama dhegaysannay murashaxiin gaareysa 5 mudane oo ay xildhibaanada ka hor jeediyey khudbado ku saabsanaa nin kasta waxa uu qabanayo...
Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Xeraale.
July 21 (idale)—Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda agagaarka deegaanka Xeeraale ee...
Wadamada Sacuudiga iyo Iran oo Kumuransan Xujeyda Ka Imaaneysa Iran Sanadkaan
Riyadh(INO)Dawladaha Sacuudiga iyo Iran ayaa waxay isku khilaafeen oo ay ka baaqsadeen in wax is afgarad ah ay ka gaaraan arimaha xujeyda ka imaaneysa...
Recipes
Dhageyso: Boqolaal Qoys Oo Ku Ooman Gudaha Goof Gaduud
Goof-Gaduud(INO)- Gudoomiyaha Degaaanka Goof-gaduud ee Gobolka Bay Xasan Xuseen Wardheer ayaa waxa uu sheegay xaalad biyo la’aan ah in ay soo wajahday Dadka ku...
































