Sports

Weerar yahanka kooxda Livorno oo lagu magacaabo Piermario Morosini ayaa wadnuhu istaagey xili uu ku jirey ciyaar ay kooxdiisa la laheyd mid ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Taliyaaniga. Nala daawo arrintaas la yaabka leh.

Piermario Morosini ayaa markii dambe loo qaadey Istibaalka si loola tacaalo xanuunka wadnaha ee mar qura ku soo boodey, balse waqti kooban ka dib ayaa la sheegey inuu halkaas ku geeriyoodey