Home Technology

Technology

Shahaada CompTIA A+ waa mid ka mid shahaadooyinka ugu caansan isla markaasna aad looga texgeliyo IT industry. Haddii aad daneyneyso ama aad raadineyso meel aad ka bilowdo ama aad isu diyaarineyso imtixaanka shahaada A+ ku soo hiro idalenews oo aad ka heli doonto daruus joogto ah oo kuu sahlaaya imtixaanka shahaadada isla markaasna kor u qaadaaya aqoonta xaga Technology computers and electronics.

We’ll review some best practices that you should consider when you sit for your exam.

Maxay Kula Tahay?