Ciidamada Itoobiya& Df Soomaaliya ee jooga magaalada baydhabo ee xarunta goblka ayaa si wada jir ah waxay saakey u sameeyeen howlgal balaaran oo ay ku xaqiijinayeen amaanka wada isku xirto baydhabo iyo muqdisho.
waxaa dhawaanahan ka soo yeerayey cabasho xoogan dadka ku safra wadaasi,ayaadoona inta badan dadka safraayo, ay dhibaataynayaan kooxo barcad ah.