Dhageyso: Jeneraal Fartaag Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo si kulul u weerarey Dowlada Federaalka, sheegayna in ay qabteen Iftiin Baasto

37

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland  Gen Cabdilahi Sh Ismaacil Fartaag  ayaa waaxaa uu manta ka hadlay dagaal Culus oo ka dhacay magaalada Kismaayo.

Gen Fartaag ayaa waxaa uu sheegay in dagaalki manta ay ku qabteen 3 nin oo sheeganaysay Madaxweyne yaasha Jubbaland oo kala ah   Iftiin Basto , Xasan Buraale iyo Cabdi Baaleey.

[audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/06/Jeneraal-Fartaag-.mp3]

Dowlada Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo hore sheegtey in ciidamada Kenya ku garabsiiyeen dhinacyada ku dagaalamey Kismaayo, iyadoo si gaar ah u codsadey in lagu bedelo ciidamo kale oo ka socda Africa.

Idale News Online

 

You might also like More from author

Comments are closed.