Diyaarad wadey Xasan Daahir Aweys iyo Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb oo Muqdisho soo cagadhigatey

Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo caga dhigatay diyaarad waday wafdigii dowlada u dirtay degmada Cadaado, Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb iyo Sheikh Xasan Daahir Aweys.

Xasan-Daahir

Wafdiga oo ka soo kicitimey magaalada Cadaado ayaa wada hadal dheer oo maalmo qaadey ka dib ku qanciyey sheeqa inuu ogolaado in ugu dambeyn yimaado magaalada Muqdisho.

Waxii tafaasiil ah iyo sawirada wafdiga cadaado ka yimid ee Xasan Daahir Aweys la socdo kala soco idalenews.com

Idale News Online

Comments are closed.