Ciidamada Kenya oo qabtay Col Cabaas oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee Bare Hiiraale una dhaadhiciyey xabsi ku yaala Dhoobley

56

Wararka ka imanaya  Magaalada Kismaayo ayaa waxaay  sheegayaan  in  manta magaaladaasi lagu qabtay Abandulaha Ciidamada Xogga Somaliyeed ee Gobobolada Jubboyinka oo dhawaan dowladu u soo magacowdey xilkaas isla markaasna maalmo yar un ka hor ka yimid magaalada caasimada ee Muqdisho

ABAS

Qabashadan ayaa waxaay  timid  ka dib marki Ciidamada Amisom ee Joga Magaalada Kismaayo ay Col Cabaas ku balameyeen in uu ka soo qayb galao kulan ka dhacaya Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo.

Col Cabaas  waxaa uu aday kulankaasi  marki uu tagay Airporka Kismaayo  na  waxaa horay laga saraay diyaarad tagneyd  ayado wararki ugu danbeyayna ay sheegayaan in Col Cabaas laga dajiyay  Xarunta Amison ee ku taala magaagala xuduuda Kenya iyo Somalia ku taala ee Dhoobley.

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.