Dhageyso: Madaxweyne ku xigeenka Ximan iyo Xeeb: “Sheekh Xasan Daahir Aweys waa diidey inuu Xamar tago kuma sii sugnaan doono halkaan”

Sida uu sheegey Madaxweyne kuxigeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Axmed oo la hadlay idaacada Barkulan ayaa sheegay in Xasan Daahir uu diiday inuu raaco wafdigii loo soo diray uuna aado Xamar. Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in hadii Sheekh Xasan Daahir ku adkaysto diidmadiisa uusan kusii nagaan doonin magaalada Cadaado.

Hadalka madaxweyne kuxigeenka Ximan iyo Xeeb oo ay wareysatay idaacada Barkulan hoos ka dhagayso
[audio:http://dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2013/06/Ximan-iyo-Xeeb.mp3]
Xasan-Daahir

Idale News. ONline

Comments are closed.