Daawo: Beelihii ku dagaalamey Mandeera, Kenya oo heshiis xabad joojin ah wada qaatey

34

Odayaasha beelaha Garre iyo Dagoodi oo bilihii udambeeyay ku dagaalamayay deegaano ka tirsan degmada Mandheera ayaa maanta xabad joojin kala saxiixday.Labadan beelood oo dad badan iska laayay ayaa aakhiran ku heshiiyay xabad joojin waxayna ku heshiiyeen in dhinicii jabiya heshiiska lagu ganaaxo 10 milyan oo shilinka Kenya ah.Warbixin arintan ku saabsan hoos ka daawo

JowharDagaal

Idale News Online, Mogadishu, Somalia..

You might also like More from author

Comments are closed.