Wafdi dowlada Federaalka iyo Maamulka Jubaland oo si wadajira ah u booqdey Col. Yaasiin Raadeer oo dhawaan nin dabley ah ku dhaawacay Kismaayo
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Somaaliya iyo ku xigeenkiisa oo ay wehliyaan wafdi ka socda dhanka maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe ayaa booqasho ay ku soo eegayaan xaalada gudoomiyihii hore ee maamulka Kismaayo ka arriminaayey oo dhawaan lagu dhaawacey magaalada Kismaayo ugu yimid Istibtaalka uu magaalada Nairobi oo Col. Raadeer lagu daweynaayo
Idale News Online
Comments are closed.