Dhageyso: Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Barlamaanka oo ka hadley kulankii uu la qaatey R/Wasaarihii hore ee Norway

Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Norway Mogne Mondevic ahna madaxa dowladda xarunta Nabadda horumarinta iyo xaquuqul Insaanka dalka Norway, markii uu ka soo degay garoonka diyaaraha, ee Aadan Cabdulle, waxaa ku soo dhaweeyey guddoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad iyo xildhibaanno Barlamaanka ka tirsan.

jawaari&Norway2 jawaari&Norway jawaari&Norway1

Kaddib ayaa loo soo gudbiyey xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo uu ugu horeyn kulan kula qaatay ku simaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, kulanka kaddib ayeey wadajir saxaafadda ula hadleen

Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo la hadley saxaafada kulan uu la yeeshey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway oo dalka Booqasho ku yimid: [audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/06/Dhagayso-Codka-Gudoomiyaha-Barlamanka-somaliya-Jawaari-.mp3]

Idale News Online Mogadishu, Somalia

Comments are closed.