Dhageyso: Ugaaska Beesha Gasaare Gute Malaaq C/salaam Malla ee Degmada Luuq ee Gobolka Gedo oo ka horyimid maamulka Jubaland State

75

Garaadka Beelaha Gasaar-gude ee dhawaan lagu doortay magaalada Luuq Garaad C/salaan Xaaji Axmed (Malah) oo la hadlay Warbaahinta Caalamiga ah ee K24 ayaa ka hadlay arimo badan oo Xasaasi ah kuwaasoo kuwaasoo ku saabsan deeganada uu Garaadka u yahay iyo arimaha Jubboyinka.

garaadkaGasaareGute

Dhageyso Ugaaska Beesha Degta Luuq ee Gasaare gute – Mirifle: [audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/06/Garaad-Malah.mp3]

Idale News Mogadishu, Somalia

You might also like More from author

Comments are closed.