Daawo: Madaxweyne Xasan oo ka waramaaya muhiimada ka qeybgalka shirka G8 ee London

0

Madaxweynaha Soomaaliya oo sugan magaalada London ee cariga Ingriiska ayaa wareysi uu siiyey Television Somali Channel ku sheegey in ka qeybgalka dowlada Somalia ee shirka G8 yahay muhiimad  aad u weyn isla markaasna noqoneysa markii ugu horeysey oo Madaxweyne Somaliyeed uu ka qeybgalo shirkaan 8 wadan ee dunida ugu qanisan ay isugu yimaadaan.

president Xasan1

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.