Dhageyso: Mashaariic ku baxeysa 72 Milyan oo Dolar oo Ururka OIC ugu deeqay Soomaaliya oo maanta qeybtiisa hore dalka laga bilaabey

49

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayey mashaariic ay dowladda Sucuudigu ugu deeqday Soomaaliya  oo uu hirgalinayo Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).

[Organization of Islamic Conference]

Mashaariicdaan ayaa waxaa ku baxaya lacag gaaraysa 72 milyan oo doolar waxaana wajigiisa koobaad oo maanta bilowday ku baxay 24 milyan oo doolar, iyadoo wax looga qabanaya lacagtaas arrimaha Caafimaadka, Waxbrashada, Biyaha, Beeraha iyo Arrimaha Bulshada.

Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Waxa uu si qoto dheer uga hadlay arimaha jubboyinka

Dhageyso Ra’iisul Wasaare Saacid oo arrintaas ka hadlaaya:

[audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/06/reysilwasaraha.mp3]

Idale News ONline

You might also like More from author

Comments are closed.