Daawo: Qaraxii lala damacsanaa in lagu qaarijiyo qaar ka mid ah gudoomiyeyaasha gobalka Banaadir oo howlo shaqo u tagey degmada Dayniile

42

Daawo qaraxii lala maaganaa in lagu dilo qaar ka mid ah gudoomiyeyaasha gobolka banaadir oo howlo shaqo ku tagey xaafada barwaaqo ee degmada dayniile.

Qaraxaas ayaa ay ka badbaadeen dhamaan gudoomiyeyaashii gobolka banaadir ee la socotey baabuur qaraxa lala damacsanaa.

 


Idale News Online Mogadishu

You might also like More from author

Comments are closed.