Daawo: Wariye Cali Kaar oo su’aalo anshaxa safaaxada ku habooneyneyn waydiiyey Prof Maxamed Cismaan Jawaari, Afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya

Wariye Cali Kaar oo ka mid ah shaqaalaha Television Somali Channel ee fadhigiisu yahay Magaalada London oo booqasho ku tagey magaalada Muqdisho ayaa wareysi la yeeshey Afhaeenka Barlamaanka Soomaaliya Mudane Prof Maxamed Cismaan Jawaari, horeysiga oo hordhac ah ka daawo halkaan, Wariyaha ayaa u muuqdey mid su’aalo uu soo diyaarsadey oo anshaxa saxaafada aan ilaahneyn weydiiyey gudoomiyaha.

Dhawaan filo wareysigaan kore oo dhameystiran.

Idale News Online

Comments are closed.