Soomaalida degan wadanka South Africa oo xaalada amaan daro oo adag la soo gudboonaatey+ Daawo

87

Soomaalidda ku nool Dalka South Afrika ayaa ku suggan khatar nololeed, Iyadoo Dhimashadda la shegay Soomaalidda soo gaadhay illaa hadda dhowr tahay meesha qaar baddan oo kalle ay ka qaxeen Goobihii ay degganaayeen.

Dilalka loo gaysanayo Dadkan ayaa ah kuwa aad u xun Iyadoo la sheegay in qaar ka mid ah Dadkan lagu dilay Dhagax meesha qaar kale lagu jiiday baabuur iyagoo nool ka dib u dhinteen waxyeelooyinkii soo gaarey


Arrintan ayaa ah si gaar ah u taabaneysa  dadka Soomaaliyeed ee degan Gobalka Port Elizabeth, mana ahaan wax gooni u ah Soomaalida degan oo qura, ee waa wax dhamaan looga soo horjeedo Muhaajiriinta Afrikanka ah ee ku nool dalka Koonfur Afrika.

 

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.