Daawo Kulanka Airport Kenya ku dhexmarey Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland

103

Hoos ka daawo kulankii Airport Jomo Kenyata ku dhex marey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Somalia C/raxmaan Sheikh Maxamed “Faroole”. Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii soo dhoweynta Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Nairobi ayaa kula kaftameysidaan: “MADAXWEYNIHII SOMALIA OO DAL UUSAN LAHAYN KUGU SOO DHOWEEYEY SOW RAG KA ROONI MAAHA”. halkaan hoose ka daawo

Madaxweyne Xasan ayaa safar 4 cisho qaadan doono ugu kicitimey dalka Japan halkaas oo kaga qeyb galaayo shir looga hadlaayo arrimaha Soomaalida. Halka Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland booqashadiisa aheyd mid ku eg dalka Kenya oo uu sheegey inuu dowladda dalkaasi kala hadli doono arrimaha Somalia, maamulka uu madaxda ka yahay iyo taageerada maamulkiisa ee Jubbaland.

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.