Daawo: KTN oo ah Televisionka laga Leeyahay dalka Kenya oo gaarey Kismaay warbixintaana isku soo dubaridey

63

Television laga leeyahay dalka Kenya laguna magacaabo KTN ayaa dhowaan booqasho ku tagey magaalo xeebeedka gobolka Jubbada Hoose  ee Kismaayo halkaasoo doorasho muran iyo khilaaf ka dhex abuurtey dadka deegaanka Gobolada Jubooyinka iyo Gedo dhalisey,  KTN ayaa warbixin ka sameeyey booqashadoodii ay dhowaan ku tageen magaalada Kismaayo.

You might also like More from author

Comments are closed.