Siyaasiga Maxamed Amiin Cabdullaahi oo ka hadley aragtidiisa ku aadan doorashada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe

89

Siyaasiga Maxamed Amiin oo horayna uga mid ahaa Baarlamaankii KMG ahaa dhawaanahaana ku sugnaa Magaalada kismaayo, kadib markii lagu xanibay garoonka Magaalada kismaayo ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay is hortaagii ay ku sameeyeen Mamulkii KMG ahaa ee Magaalada Kismaayo hadana u Xuubsiibtay Jubbaland, iyo sidoo kale Ciidanka Kenya.

Maxamed Amiin ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay doorashooyinki ka dhacay Magaalada Kismaayo waxaana uu Nasiib daro ku tilmaamay rag uu sheegay inay is Magacaabeen.

Dhageyso wareysiga Maxamed Amiin
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/05/Siyaasiga-Maxamed-Amiin.mp3]

Idale News KIsmaayo

You might also like More from author

Comments are closed.