R/wasaarihii hore ee Somalia Cabdiweli Cali Gaas oo hambalyeeyey Axmed Madoobe iyo Fartaag

47

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii kmg Somalia Cabdiweli Cali Gaas ayaa u hambalyeeyey isla markaasna ku tilmaamey talaabo wanaagsan oo dhanka dimoqraadiyada doorashadii Kismaayo ka dhacdey ee Mudane Axmed Madoobe loogu doortey inuu noqdo Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland State.


Doorashada Maanta Kismaayo ka dhacdey ayaa waxay ku soo aadeysaa iyadoo isla saacad ka dib Barre Hiiraale sheegtey isna in loo doortey Madaxweynaha Jubbaland State. Dad badani ayaa aaminsan in doorashadii Axmed Madoobe ay tahay mid lagu degdegay, horseedi kartana in ay huriso colaad iyo dhibaato hor leh oo gobolka ka dhacdo

Idale News Kismaayo

You might also like More from author

Comments are closed.