Nin ka tirsan Ciidamada mucaradka Suuriya oo cunaayo wadnaha askari ka tirsan dowlada suuriya oo dagalka lagu dilay kuna dharanaya magaca ilaah (SL) in oow sidaan oo kaale u cuuni doono inta kaale ee dagaalka kula jirta.Kuna tilmamaay ciidamada dowlada Suuriya kuwo eeyo ah eeyna cuuni doonan wadnahooda iyo beerkooda marka aay dilaan askarkarta ka tirsaan ciidamada dowlada suuriya oo ku tilmamaay in aay yahiin kuwa ka soo jeedo qabiilka Calawiyinta ee tirada yar.

suuriya

Halkaan hoose ka daawo Video-gaan  hadad arki wayso waxaad u bahan tahay in aad Log in gasho You tube.[vsw id=”m42vf5-WR1Y” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Mogadishu