Filim xiiso Badan oo laga sameeyaay Tahriibka Soomaaliya ee Yurub Daawo Muuqaalka Filimka

98

filim
Kasoo bilow Socdaalkiisii Libya ilaa iyo uu kasoo gaaray Dalka Sweden ayaa laga sameeyay Filim kooban oo qiiro badan, kaasoo ka turjumaya guud ahaan dhibaatada dhalinta soomaaliyeed ay kasoo maraan tahriibka.

Qisadani waxa ay quseysa wiil Soomaali ah oo dhalinyaro ah, kaasoo ka sheekeynaya guud ahaan dhibka iyo rafaadka laga soo maro wadada dheer ee saxaraha ah iyo sidoo kale dhibaatada Badda.

Hoos ka daawo Muqaalka

[vsw id=”Zw7n4DE6poc” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.