Arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay Jaamacadaha Dalka Mareekanka. Daawo Sawiro

76

Arday  soomaali ah  ayaa ka qalin jabisay  jaamacada .Winona State University, Minnesota Colleges and Universities. Ardayda  ayaa waxa ay ka qalin jabiyeen  kulyadaha kala ah Bachelor of Science in Allied Health Biology. Iyo Bachelor of Science in Medical Technology. Ardayda ayaa  wajiyadoowda ka muuqatay  farxad ee la wadaagayeen  dhammaan ardaydii kale ee la qalin jabiyeen, ardaysaa  dhamaan waxa ay  u hambalyeeyeen  waalidiintooda oo mar waliba  dhinac taagnaayeen . Ardayda ayaa ah kuwa ku dayasho mudan, warbaahinta  idale news ayaa  u hambalyeesay. Xafladaas ayaa waxa ka soo qeybgalay dad weyno aad  u farabadan  oo isugu  jiraan waalidiin aqoonyahano iyo maamulka  jaamacada Winona State University, Minnesota Colleges and Universities.

Daawo Sawirada

Idale News Online Mogadishu

You might also like More from author