(DAAWO VIDEO+SAWIRADDA). Wasiirka arimaha dibada ee dalka Burkina Faso oo marqura Jooga ka dhacay Xili ay Shir Jaraa’id wada qabanaayen Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiga

42

23232

Wasiirka arimaha dibada ee dalka Burkina Faso Yabani Jibriil, oo socdaal shaqo ku jooga Maggaalladda Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga, ayaa waxa uu mar qura ka dhacay Istaaga.
Halkaan ka daawa Video:

Xiliga uu Wasiirka Istaaga ka dhacaayay ayaa waxaa haayay Kaamiradaha Caalamka, iyadoona xiligaasi ay si wada jir Saxaafadda ula hadlaayeen Yabani Jibriil iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiga Ahmed Davutoglu.

Dhicida Wasiirka kadib, ayaa waxaa Hoolka uu shirka ka socday Soo gaaray Gawaarida Ambalaasta oo durbadiiba Isbitaalka ula carartay Wasiirka, iyadoo aan lagaraneynin sababta waxaana mar qura ay Isha iyo Kaamiradaha qabteen, Wasiirka oo ka sii dhacaaya jooga oo uuna miyir beelay iyadoona wasiirka arimaha dibada ee dalka Turkiga Ahmet Davutoglu oo dhinac taagnaa uu dareemay inay wax si ka yihiin wasiirka, taas oo keentay inuu islamarkiiba ay ku soo cararaan wasiirka ilaalada goobtaas iyo madaxdii kale xilli uu wasiirku dhulka ku dhacay oo uu sii jiirey miiskii yaraa oo uu cuskanaa.

Lama oga Xaaladda Wasiirka Walow uu iminka ku jiro Isbitaalka haddana waxaa jira Wafdi ka socda Dowladda Burkina Faso oo ku qulqulaaya Dalka Turkiga iyadoona la filaayo in Wasiirka loo qaado Dalka Burkina Faso, si ay Dowladiisu uga warqabto Caafimaadka Wasiirka.

DAAWO SAWIRADDA:-

rrrrrrr

111

23232

44444446

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.