Daawo: Odayaal Dhaqameed ka dhigey Mooshinka loogu soo horjeedo Xukuumada Saacid oo ay Xildhibaanada Digil & Mirifle & Xulafadooda wadaan

56

Salaadiin Soomaaliyeed oo shir ku qabtey magaalada Muqdisho ayaa fariin u direy xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid Shirdoon, iyagoo  sheegey in 4.5 aanan lagu soo xuli Karin taliyaasha ciidamada. dowladuna ay u martey dowgii toonsaa ayey yiraahdeen odayaasha shirka Muqdisho ku yeeshey. Sidoo kale waxayna taageereen magacaabista Taliyayaasha Booliiska iyo Nabad Sugida Qaranka, waxayna guul ku tilmaameen shirka London go’aanadii ka soo baxey.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.