Shirka Soomaalida London oo furmay

47

breaknews

Waxaa si toos ah u furmay Shirka Soomaalida uga furmaayay Maggaalladda London ee Cariga dalka Britain.

Shirka ayaa waxaa iminka ka soo qeybgalay gabi ahaan Dowladihii ku balansanaa iyadoona uu iminka Shirka haddalo ka soo jeedinaayo Ra’isul wasaarahah Dalka Britain David Camiron, waxaana garab fadhiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Md. Xassan Sheikh Maxamuud iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain.

Shirka ayaa waxaa iminka lagu furfuray Haddalo guud oo lagu dulmaraayo qaabka uu shirka u socon doono iyo mowduucyadda looga hadlaayo.

Si kastaba ha ahaatee, Madasha Shirka ayaa waxaanan ka muuqan Maamulka Puntlan iyo Somaliland oo iyagu horay u qaadacay ka qeybgalka Shirka.

LASOCO WARARKEENA DAMBE WIXII KUSOO KORDHA SHIRKA LONDON.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.