(DAAWO SAWIRADDA) Askari ka tirsan Maamulka Somaliland oo madaxa iska toogtay

44

Waxa maanta Saddexdii galabnimo isku dhex toogtay Saldhiga booliska degmada togwajaale askari katirsan ciidanka booliska degmada tog wajaale ka hawgala.

Askariga istoogtay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Aadan muxumed daahir oo xabad madaxa iskaga dhuftay ayaan lagaranayn sababta uu isku toogtay.

Taliyaha Saldhiga Boliska ayaa ka gaabsaday inuu warbixin ka bixiyo sababta uu dilka isugugaystay askarigu hase ahaate askari kamida askarta ka hawlgasha saldhiga booliska tog wajaale ayaa xaqiijiyey inuu askarigu uu bukay mudo fasax horena lasiiyey waa markii ugu horeysay ee dhacda noocani ay kadhacdo tog wajaale iyadoo dadwaynihii ku noolaa magaalada tog wajaale ay isasoodhoobee barxada hore ee saldhiga booliska tog wajaale.

Si kastaba ha ahaatee, Askariga is toogtay ayaa waxaa lagu soo waramayaa in Maamulka uu kuwado baaritaan lagu ogaanayo Sababihii keenay inuu istoogto.

DAAWO SAWIRADDA MUUQAALKA SALDHIGA AY TOOGASHADDA KA DHACDAY:-

3

1

2

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.