Maxaa laga filaa shirka London ? Halkaan ka daawo fikrado hor dhac ah + videos

45

bbb

Dowlada Britain oo dhowaanahaan u muuqata in dalalka kale ee Reer galbeedka ay ugu horeyso caawinta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya ayaa sida aan la socono markii labaad ku howlan in ay marti galiso shirka London oo 7 bishaan la filaayo in uu ka dhaco Magaalada London.

Hoos Ka Daawo Sadaasha Ku Saabsan Shirka

[vsw id=”HSFmLyRg8rg” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.