Madaxweynaha Dalka Somalia Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Adis Ababa”DAAWO+SAWIRO

37

Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Caawa Waxaa Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya Halkaa oo uu Caawa Uu Gaaray.

Madaxweynaha ayaa Maanta Ka Duulay Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Somalia Waxaana uu Magaalada Adis Ababa Kaga Qeyb Galaya Inta uu Joogo Shirka Ururka IGAD Oo Ka Furmaya Ee Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya.

Daawo Sawirada Soo Dhaweynta Madaxaweynaha VS ADISS ABABA

6-300x200

11-300x200

21-300x200

31-300x200

41-300x200

51-300x200

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.