Dhageyso+Sawiro: Maamulka Degmada Wanlaweyn oo dhaliiley wax u qabad la’aanta dowlada ee Fatahaada Wabiga

73

Wabiga Shabelle ee Mara qaybo kamid ah gobolka Shabellaha Hoose ayaa Fatahaad xoogan oo samaysay qaar kamid ah degmooyinka gobolkaasi ka sameeyay dhowr degmo.

Fatahaada Wabiga Shabelle ka sameeyay Degmada Wanlawayn ayaa samaysay ku dhawaad labo kun iyo Shanboqol oo Ruux (20500 oo Qoys, kuwaasoo guryahoodii ay gudaha u galeen Biyahu.

Maamulka degmada Wanlawayn iyo shacabka ku dhaqanka degmadaasi ayaa Dowladda Soomaaliya ku dhaliilay waxka qabasho la’aanta dhibaatada haystada Shacabka Wanlawayn.

Dhageyso Eedeynta [audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/05/Fatahaada-Wabiga-.mp3]

DSC07783 DSC07794 DSC07795 DSC07798 DSC07800 DSC07802 DSC07870 DSC07906 DSC07921 DSC07935

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.