Gudoomiya baarlamaanka soomaaliya oo istanbul lagu soo dhaweeyay (Sawiro)

77

 

Gudoomiyada  baarlamaanka  federaalka soomaaliya ayaa si diiran waxa  u soo dhaweeyay  aqoonyahano iyo waxgarad dagan istanbul, gudoomiya  ayaa kula dardaarmay  meel waliba ee  joogaan  soomaaliya  in midnimada  laga  shaqeeya.

Waxgaradka  ku soo dhaweeyay  gudoomiyaha ayaa waxa   hogaaminayay  maxamed cabdullaahi oo mar waliba  sidaan oo kale  u soo dhaweeya  dhamaan madaxda  soomaaliyeed  ee  timaada dalka turkiga. Kadib markii  uu kalan  la yeeshay  reer istanbul ayuu ka dhoofay garoonka  ataturk airporti.

421976_4814733851734_176231996_n - Copy

943655_4814736091790_180469824_n - Copy

37035_4814740011888_1980104992_n (1)

 

Idale News Istanbul

You might also like More from author

Comments are closed.