Abwaan Da,yar oo Kasoo Dhax Baxay Somalida South Africa (Daawo Gabayo Ku Cajib Galin Doona)

44

Abwaan-Xidig-300x168

Abwaan Da,yar oo Lagu Magacaabo Abwaan Cabdinaasir Xidig Ayaa Kasoo Dhax Baxay Somalida Ku Nool Wadanka South africa oo Ayaga u Badan Ganacsatada Xamaalata.

Abwaanka oo Wareysi Gaar ah siinayay Barnaamijka Hobalka iyo Hal Abuurka Oo Ka Baxa Kalsan Tv  Waxaana Waraysiga Qaaday Wakiilka TV-Gaasi Wariye Maxamed Axmed Siyaad Geelle,  Waxaa uu Kaga Shan qariyay Gabayo aad u Cajiib Badan Isla Markaana uu Yahay Mid aan Lagu arag Fanka Hada Jira.

Halkaan Ka Daawo Waraysi Laga Qaday Abwaankaasi

[vsw id=”jmR9MnGyw_o#!” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

 

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.