DAAWO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA KGS OO UJAWABEY ENG YIRIISOW

22

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dowlada Koonfur Galbeed  soomaaliya max’ed Nuur  midoowe nuunow max’ed oo maanta shir jaraa’id ku qabtey gudaha magaalada baydhabo ayaa shaaca ka qaadey in hadalkii dhowaan ka soo yeerey gudoomiyaha gobolka banaadir iyo gudiga xuduudaha dowlada federaalka soomaaliya uu ahaa mid waxaba kama jiraan ah.

wuxuuna xusey in taako kamida dhulka dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya aan loogu dari karin gobolka banaadir. wasiirka ayaa muujiyey in qorshahaas loo baahan yahay in hadal keliya uu ku ekaado oo aan laysugu dayin in ficil ahaan loo sameeyo.

waa kan wasiirka wasaarada arimaha gudaha dowlada Koonfur Galbeed soomaaliya max’ednuur midoowe nuunow max’ed oo arimahaasi iyo kuwo kalaba ka hadlaya.

Dhowaan ayey aheyd markii gudoomiyaha gobolka banaadir c/raxmaan cumar cismaan injineer yariisow iyo gudiga xuduudaha dowlada federaalka soomaaliya ay sheegeen in qeybo katirsan degmada afgooye lagu dari doono gobolka banaadir,
La soco wixii soo kordha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

Xafiiska Shabakada Wadani News24.com
Baydhabo Somalia
wadaninews24@hotmail.com.com

You might also like More from author

Comments are closed.