Qaraxa lala beegtay afafka hore ee Degmada hodan

35

Fff

Guud ahaan xarunta degmada Hodan ayaa burburtay ka dib Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasoo ku qarxay xarunta degmada Hodan.

Inka badan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen, waxaana sidoo kale dhaawacmay tiro intaasi ka badan.

Waali waxaa socda gurmadka loo sameynaayo dadka ay waxyeellado soo gaartay, Maadaama qaraxu uu ahaa Mid xooggan.

Xarunta degmada xilliga Qaraxa lala eegtay, waxaa ka socday Shaqooyinka maalinlaha ah ee bulshadda kunool degmada loo qabto.

Qaraxa ayaa sidoo kale burburiyay guryo ka agdhawaa goobta, waxaana ka dhashay sidoo kale Khasaare dhaawac u badan

You might also like More from author

Comments are closed.