Fanaanka caanka ah ee Cawaale Adan ayaa ka hadalay arin cajiib ah oo dad badani la yaabeen

115

 

cawale
Fanaanka weyn ee reer jabuuti Cawaale Aadan ayaa ka hadalay arin cajiib ah oo uu ku arkay dadka Soomaalida ah eek u nool dalka Canada .
Cawaale Aadan oo mudooyinkii ugu dambeeysay ku noolaa dalka Canada gaar ahaana magaalada Ottawa ayaa waxaa uu dhawaantaan uga waramay wariyaha telefishinka Universal Tv ee Cabdisalaan Hereri barnaamijkiisa Hereri iyo Hargeysa.
Fanaanka ayaa sheegay inuu la yaaban yahay dhaqan qabyaaladeed ka jira dalkaan oo uu ku arkay dad ku nool Dalka Canada
DAAWO MUUQAALKA FANAANKA IYO SHEEKADA

[vsw id=”GzGPEpYwrh0#at=63″ source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.