Shariif Xasan oo xilka ka qaaday Taliyihii Nabadsugidda

92

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka qaaday Taliyihii Nabad Sugidda Gobolka Bay Ibraahim Isgoowe Ibraahim.

Wareegtada xilka loogaga qaaday taliyaha Nabadsugida gobolka Bay ayaa lagu sheegay in ay tahay kadib markii uu gudan waayay waajibaadka shaqo ee loo igmaday, lana shaqeyn waayay Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Saraakiisha kale ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Bay

 

 

 

You might also like More from author

Comments are closed.