Dekadda Hobya: madaxweyne Xaaf oo shaaca ka qaaday Bisha dhismaha uu bilaawanaayo

73

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,ayaa waxaa uu ka hadlay dhismaha la qorsheynayo in uu  si hufan oo xoowle lagu smaeeyo Dekadda Magaalada Hobyo.

dhinaca kale xaaf ayaa wafti balaaran oo uu horkacayo Wasiirka howlaha Eng Saadiq Cabdullahi Cabdi XFS ayaa mashaaric laga fulunaya  gobalka safar ku jooga, sida (vedio conferenceka) ,dhinaca kale waxa uu sheegay wasiirku in uu soo dhamaaday inta badan safarad ee dhamaan gobalda shir balaaran la is kuugu keeni doono Gobalka banaadir si loo qebsaddo mashaaricda sida gobolada u ka la daranyihiin

Madaxweyne Xaaf,ayaa sheegay in dowladdu aysan lahayn hanti hayeshee ay wax ku leedahay hantida dadkeeda islamarkaana dadka looga baahanyahay in ay bixiyaan waxyaabaha ay ku shaqeyso dowladda.

Ganacsatada iyo dadka wax heysta in ay ka qeybqaataan dib u dhiska dekadda Magaalada Hobyo ee Gobolka,mudug,waxaana uu Ganacsatada iyo maalqabeennada ku dhiirra geliyay in maamulkiisa uu bixinayo dhul laga dhisto Hoteello oo Hobyo ku yaalla.

Gabagabada warka waxaana uu ballan qaaday in marka uu dhamaado Ramadaanka soo socda ay billaabaneyso dhismaha Dekadda Magaalada Hobyo.

 

You might also like More from author

Comments are closed.