Dhul la isku heysto xaafada Siliga Ameerikaanka Degmada Wadajir gobolka Banaadir oo laburburinaayo

58

Sida aan Wararka ku heleyno cagacagafyo & shaqaalaha ku howlan ka rararista guryo la sheegay in  si sharci daro laku distay oo la is ku hayso laga burburinayaa, halkaas ayaa waxaa garay saakay ciidamo  gobalka dagmadda waxayna  burburiyeen  xaafadaha kuyaala meel ku dhaw Siliga Ameerikaanka.

Ciidankan ayaa la sheegay in bur burin ku bilaabeen guryo kuyaala dhul la isku heesto, waxaa iska hor imaad kala hor yimid ciidamo  Maleeshiyaad hubeesam kuwaa oo kasoo horjeeday bur burinta loo geesanayay guryaha.

Rasaasta ayaa hada joogsatay inkastoo mararka qaar la maqlayo rasaas goos goos ah, waxaana jirta cabsi laga qabo in mar kale labada dhinac uu iska hor imaad ka dhax bilowdo.

Lama oga khasaaraha ka dhashay iska hor imaadkan oo mudo daqiiqado ah socday,  waxaana ciidamo katirsan dowlada ay wadaan bur burin ay ku sameenayaan dhulka la isku heesto.

You might also like More from author

Comments are closed.