K.Golaha Shacabka maanta oo la hakiyay kadib soo jeedin ka timid Madaxweynaha JFS

43

Waxaa la hakiyay  kulankii Mudanayaasha  Golaha Shacabka  ee loo ballansanaa maanta, kaddib soo jeedin ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa lagu waday in Xildhibaannada Golaha Shacabka ay kulan ku yeesheen xaruntooda Muqdisho, balse uu kulankaasi gebi ahaanba la hakiyay kaddib soo jeedintaasi oo ka timid Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

You might also like More from author

Comments are closed.