Gaari ku qarxay agagaarka isgoyska Deg seg Zobbe ee magaalada Muqdisho

53

Qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha muqdisho ayaa goordhow ka dhacay isgooska soobe ee magaalada muqdisho”

Qaraxa oo ahaa mid lagu soo xiray gaari yar nuuca raaxadda ah ayaa la soo sheegaya in ay ku geeriyoodeen 2bo ruux oo uu ka mid yahay ruuxii gaariga waday”

wariyayaasha ku sugan goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa soo sheegaya in ciidamadda dowladda soomaaliya ayaa goobta soo gaareen isla markaan ay wadda xireen baaritaana ay ku samaynayaan waxyaabaha sababay qaraxa

You might also like More from author

Comments are closed.