Dhageyso: Qaar ka mid ah Musharaxiinta Jubbaland oo Barre Hiiraale kulan la qaatey

51

Musharax

Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland State iyo Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Kismaayo Coll Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo dhawaan gaaray degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Eng Bashiir Axmed Maxamed oo kamid ah musharaxiintii Maanta la kulmay Barre Hiiraale oo Wareysi gaar ah siiyay Saadaal media ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen Barre Hiiraale.

Qaybta Hoose ka dhagayso Eng Bashiir oo Faah faahin ka bixinaya kulankii Maanta.

[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/04/Musharax-Eng-Bashiir.mp3]

Idale News Kismaayo

You might also like More from author

Comments are closed.