Dibadbaxyo heer sare loo soo agaasimi oo ka Dhan ah Darbiga Xuduudda Kenya

63

Maalmo mudaaharaadyo ah iyo deganaansho la’aan ayay u tahay dadka ku dhaqan magaalada Xuduuda ku taala ee Baladxaawo ee gobolka Gedo, halkaasoo ciidamada Kenya ay ka dhisayaan derbi dheer oo xuduudda labada magaalo ee Baladxaawo, Somalia iyo Mandheera, Kenya kala xiraya.

Wallow bulshada Maalmo kahor coddheer dowlada ugu baaqeen ,sida goob joogayaal noo sheegayaan in halkaas barakac dhulboob baahsan ay kuwadaan ciidama Kenya oo marba  mar halkey rabaan xariiqintana u weecayaan ,bulshada cagaf looga duminaayo guryahooda sida ay noo sheegeyn.

Waxaan baaq afkiis udireen marlabaad dowlada federaalka Soomali ,waxii warar dheeraad na soo gaaro warar keyna dambi kala soco

You might also like More from author

Comments are closed.