Masuul Sare oo lagu sameeyay Shaqo joojin Cali Dhuux Cabdi Mahadale

Wareegto shalay kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha gudaha maamul goboleedka Hirshabelle ayaa shaqadii looga joojiyay Duqii magaalada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi Mahadalle.

Wasaarada Arimaha Gudaha maamulka Hirshabelle ayaan cadeyn sababta xilka looga qaaday Duqa magaalada Baladweyn, waxa ayna Wasaaradu si KMG ah duqa Baladweyne ugu magacawday Cabdi Xuseen Cismaan (Canjeex).

Comments are closed.