War xasaasi ah:Askar Loo Xiray Qaraxii Shalay Ka Dhacay Muqdisho iyo saraakiil

84

Warar hadda soo gaaray Warqaad.com ayaa waxay sheegayaan in ammar kasoo baxay wasaaradda amniga DFS lagu xiray saraakiil iyo sidoo kale ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta Muqdisho.

Xubnahan oo aan magacyadooda helin ayaa lasoo sheegayaa in lagu haysto arrin la xiriirta qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa hadda lagu xiray xarunta CID ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo su’aallo badan halkaasi lagu weydiinayo.

La soco wixii soo kordha.

You might also like More from author

Comments are closed.