M.Roobow oo diiday in ciidamada loo diiwaan galinaayo lagu biiriyo kuwa lagu arkay 2 arrin

236

Wadaadka Mukhtaar Roobow ee dhawaan isu soo dhiibay Dowlada Somalia ayaa ka digay in ciidamada loo diiwaan galinayo lagu biiriyo kuwa isticmaala balwada.

dowlada iyo maamulka Koonfur Galbeed ee u qaabilsan diiwaan galinta ciidamada cusub ku wargaliyay inuu dib usoo celin doono ciidamada waa haddii ciidamada loo qoraayo lagu biiriyo kuwa isticmala qeybaha kala duwan ee balwada.

Roobow oo loo diiwaan galinaayo 3,000 oo askar kasoo jeeda dhulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inaanu ciidan u garaneynin kuwa leh balwada ee aanu u muuqan xoreynta dalka

You might also like More from author

Comments are closed.